Ciidamo isku-dhaf ah oo loo tababarrayo sugida amniga caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho

Muqdisho (RBC Radio) Wasaaradda amniga ee xukuumadda faderaalka Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday in la xareeyay ciidamo isku-dhaf ah oo loo tababarrayo sidii ay u sugi lahaayeen caasimadda Muqdisho.

Golaha wasiirrada ayaa horreey go’aankan usoo saaray,kaaso qayb ka ahaa qorshaha amniga caasimadda Muqdisho,wasiirka amniga ayaana shalay ka hor sheegay wasiirrada in la xareeyay ciidamada loogu tala-galay inay ka shaqeeyaan nabadgalyadda Muqdisho.

Wasiirka amniga dalka ayaa sheegay ciidamada xilligan inay qaadanayaan tababar oo ay dhowaan billaabi doonan howlgallo jogto ah oo lugu xaqiijinayo...

Read The Rest at raxanreeb.com

Comments

Loading ...