Madaxweyne Farmaajo ma dhisi doonaa mise wuu dumin doonaa Buundada Midnimada Soomaaliya ee inay dunto qarka u saaran? W/Q Mohamoud Ibrahim

Madaxweyne Farmaajo ma dhisi doonaa mise wuu dumin doonaa Buundada Midnimada Soomaaliya ee inay dunto qarka u saaran?
Mohamoud Ibrahim
dalmarbilaal@gmail.com
May 19, 2017

Sool iyo Sanaag waa Buundada Midnimada!

Laga soo bilaabo sannadkii 2004 waxa nidaamka dawladnimada Soomaaliya lagu soo kordhiyey hab-maamulka loo yaqaaanno Federaalka (federalism). Habmaamulkaasi waxa lagu qoray dastuurka dalka (qabyo-qoraalkii hore, iyo dastuurka ku meelgaadhka ah). NIdaamkaasi dad badan oo Soomaaliyeed ayaa diidmo kala hor yimid iyagoo sababao kala geddisan cuskanaya. Ha yeeshee wixii ka danbeeyey...

Read The Rest at raxanreeb.com

Comments

Loading ...