La-yaabka dunida: Nin musmaarka u cuna sida bariis: VIDEO

Nin  Indonesia u dhashay ayaa caalamka kaga yaabsaday inuu sida raashinka u cuno musmaarka loo adeegsado dhismaha guryaha iyo alwaaxda la isku qabadsiiyo. Ninkaan oo baraha bulshada muuqaalo yaab leh ku faafiyay ayaa sida bariiska u laqlaqaya musaamiirta isagoo aan xitaa ku margan hase ahaatee waxaa uu adeegsaday indha sarcaad sida dad badan aaminsan yihiin. Nala […]
Read The Rest at warfaafiye.net

Comments

Loading ...