SAWIRRO: Baabuur dad badan ku jiiray bartamaha magaalada New York

Magaalada New York, gaar ahaan fagaaraha Times Square ayaa baabuur dad badan ku jiiray , halkaasi oo ugu yaraan hal qof uu ku dhintay,  20 qof oo kale ayaa lagu soo warramay inay ku dhaawacmeen dhacdadan. Sida ay wararku sheegayaan ma muuqato in arrintan ay xiriir la leedahay fal argagixisanimo, sida laga soo xigtay booliiska […]
Read The Rest at warfaafiye.net

Comments

Loading ...