DAAWO: MW Farmaajo oo fasiray sababta sawirka Aadan Cadde u surtay xafiiska

Madaxweynaha Somalia, Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa sharaxaad dheeri ah ka bixiyay sababta uu xafiiska u surtay sawirka Madaxweynihii ugu horeeyay Somalia, Aadan Cabdulle Cusmaan (Aadan Cadde), falkaasi oo ahaa mid ka duwan Madaxweynayaashii hore. Mudane, Farmaajo ayaa sawirkiisa ku bedelay kan Madaxweynihii ugu horeeyay Soomaaliya Allaha u naxariistee, waxaana arrintan ay noqotay mid dad badan ay […]
Read The Rest at warfaafiye.net

Comments

Loading ...