Doorashada Madaxweynaha IRAN: Hassan Rouhani vs Ibrahim Raisi

Waxaa maanta oo Jimce dalka IRAN ka dhaceysa doorashada Madaxweynaha oo ay ku loolamayaan Madaxweynaha hada xilka haya Hassan Rouhani iyo Wadaadka Mayilka adag ee Ibrahim Raisi. Murashaxa la tartamaya Madaxweynaha ee Mr.Raisi ayaa isagu si weyn uga soo horjeeda in wax wadahadal ah lala yeesho dalalka reer Galbeedka, isagoona si weyn u cambaareeyey heshiiskii […]

The post Doorashada Madaxweynaha IRAN: Hassan Rouhani vs Ibrahim Raisi appeared first on Horseed Media • Somali News • Politics & Opinion.

Read The Rest at horseedmedia.net

Comments

Loading ...