Al-shabaab oo Baahisay Muuqaalka Askari Kenyan ah

Kooxda Al-shabaab ayaa xili hore maanta baahisay muuqaalka askari ka tirsanaa ciidamadda Kiiniya oo  bishii January ee sanadkii hore ay nolol ku qabteen ka dib markii ay weerareen saldhig ay ku lahaayeen degaanka Ceelcadde ee gobolka gedo ee koonfurta Soomaaliya Askarigan oo lagu magacaabay Alfred Danyi wuxuu ka mid ahaa 11 askari oo kenyan ah oo […]

The post Al-shabaab oo Baahisay Muuqaalka Askari Kenyan ah appeared first on Horseed Media • Somali News • Politics & Opinion.

Read The Rest at horseedmedia.net

Comments

Loading ...