Xildhibaanada ku midoobay dallada Horusocod oo ka hadlay wararka sheegaya in Dowladda Soomaaliya ay Kenya u gudbisay Dacwad ka dhan ah

NAIROBI(RBC RADIO)Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliye ee ku bahoobay dallada Horusocd ayaa beeniyey wararka sheegaya in Dowladda Soomaaliya ay Dacwad ka dhan ah u gudbisay Dowladda Kenya.

Xildhibaan C/fataax Ismaaciil Daahir oo kamid ah Xubnaha Baarlamaanka ee ku midoobay Dallada Horusocod ayaa sheegay ineysan jirin wararka sheegaya in Dowladda Soomaaliya ay Dacwad iyaga ka dhan ah u gudbiso Dowladda Kenya.

Mudanahan ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya ayaa tilmaamay  in hadii ay jirto arintani ay  ceeb ku tahay dowladda Soomaaliya iney Xildhibaano Qaran ku Dacweyso dal kale,Wuxuuna xusay...

Read The Rest at raxanreeb.com

Comments

Loading ...