Soomaaliland oo rajo wanaagsan ka qabta iney dib u bilowdaan wada hadalada u dhexeeya Dowladda Federaalka iyo Soomaaliland

HARGEYSA(RBC RADIO)Maamulka Soomaaliland ayaa rajo wanaagsan ka qaba iney dib u bilowdaan wada hadalada u dhexeeya Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Maamulka Soomaaliland oo hakad galay.

Wasiirka Arimaha Dibadda Soomaaliland Dr.Sacad Cali Shire oo ku sugan Magaalada London oo Waraysi siiyey Idaacadda BBC laanteeda Afka Soomaaliya ayaa waxa uu sheegay iney rajo weyn ka qabaan iney dib u bilowdaan wada hadalada u dhexeeya Dowladda Federaalka iyo Soomaaliland.

Dr.Sacad Cali Shire ayaa nasiib darro ku tilmaamay in wada hadalada oo soo bilowday sanadkii 2012kii isla markaane la isa soo hor...

Read The Rest at raxanreeb.com

Comments

Loading ...