Madaxweynaha Hirshabeelle oo sheegay in Dowladda Federaalka waajib ku tahay iney Cadayso Maqaamka Muqdisho

MUQDISHO(RBC RADIO)Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle Cali C/llaahi Cosoble ayaa sheegay in Dowladda Soomaaliya looga baahan yahay iney si dhaqso ah u  cadayso Maqaamka Gobolka Banaadir.

Cali C/llaahi Cosoble ayaa sheegay iney waajib ku tahay Dowladda Federaalka Soomaaliya iney Cadayso Maqaamka Gobolka Banaadir,wuxuuna xusay iney sax tahay in Muqdisho ay tahay Caasimadda Soomaaliya balse waxa uu dhanka kale tilmaamay iney waajib tahay in la qeexo Xuquuqda shacabka kunool Gobolka Banaadir.

“Dowladda waajib ayey ku tahay iney cadayso Maqaamka Gobolka Banaadir,Aayad Qur’aan ah maaha inuu...

Read The Rest at raxanreeb.com

Comments

Loading ...