SAWIRRO: Dad ku dhintay daad ka dhashay roob xalay miray magaalada Muqdisho

Roob aad u xooggan oo bilowday shalay gelinkii danbe ilaa xalay saqdii dhexe ayaa magaalada Muqdisho ka dalai, kaasoo qaboojiyay dadka iyo dhulka, waxaana ka dhashay daad sababay dhimasho iyo dhaawac soo gaaray dadka ku nool kaamamka iyo guryaha cooshadaha ka sameysan. Wararka laga helayo khasaaaraha ka dhashay daad ka dhashay roobkii xalay ayaa la […]
Read The Rest at warfaafiye.net

Comments

Loading ...