SAWIRRO: Madaxweynaha Faransiiska oo booqashadii ugu horeysay ku tegay Mali

Madaxweynaha cusub ee dalka Faransiiska Emmanuel Macron ayaa maanta booqashadiisii ugu horeysay ku tegay Mali tan iyo markii la doortay bishan bilowgeedii. Madaxweynaha Mali Ibrahim Boubacar Keita ayaa garoonka diyaaraddaha kusoo dhoweeyay, iyadoo booqashadiisa ay tahay sidoo kale booqashadii ugu horeysay ee Afrika uu ku tago tan iyo markii la doortay. Waxaa uu booqonayaa Macron ciidamada Faransiiska ee […]
Read The Rest at warfaafiye.net

Comments

Loading ...