Madaxweyne Farmaajo oo Guddi khubaro u Saaray Xaaladda Maxaabiista Xabsiga Dhexe

Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Guddi Khubaro ah u saaray  inay soo qiimeeyaan Xaaladaha nololeed iyo tiro koobka Maxaabiista ku xiran Xabsiga Dhexe ee magaalada Muqdisho. Warsaxafadeed uu ku saxiixnaa La taliyaha Madaxweynaha ee Sharciga Prof. Abukar Xasan Axmed ayaa lagu sheegay in madaxweynuhu uu ka welwelsan yahay xallada Maxaabiista xukunsan iyo […]

The post Madaxweyne Farmaajo oo Guddi khubaro u Saaray Xaaladda Maxaabiista Xabsiga Dhexe appeared first on Horseed Media • Somali News • Politics & Opinion.

Read The Rest at horseedmedia.net

Comments

Loading ...