Wasiirka Caafimaadka Somaliland: Waa La Xakameeyay Xaaladda Shuban Biyoodka Burco

Wasiirika Caafimaadka Somaliland Dr. Saleebaan Ciise Axmed (xaglotoosiye) ayaa sheegay in qaadeen tallaabooyin lagu  xakamaynayo cudurka shuban biyoodka ee ka dilaacay magaaladda burco  ee gobolka Togdheer ,kaasi oo galaaftay nolosho dad badan. Wasiirka oo waraysi siiyay Idaacadda VOA, wuxuu sheegay in ilaa 32 qof ay u geeriyoodeen cudurka shuban biyoodka, uuna soo ritay dad ka […]

The post Wasiirka Caafimaadka Somaliland: Waa La Xakameeyay Xaaladda Shuban Biyoodka Burco appeared first on Horseed Media • Somali News • Politics & Opinion.

Read The Rest at horseedmedia.net

Comments

Loading ...