Madaxweynaha Soomaaliya oo kala hadlay Cabdiweli Gaas Xaaladda Dagaalkii Af-urur

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya  Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa si kulul uga hadlay weerarkii ururka Al shabaab ay ku qaadeen xarun ay ciidamada Daraawiishta Puntland ay ku leeyihiin Af-Urur oo ka tirsan Degmada Gal-gala ee Gobolka Bari. Madaxweynaha isaga oo tacsi u diraya qoysaskii iyo guud ahaan qaranka ay ka baxeen shacabkii iyo Mujaahidiintii ku geeriyooday weerarkan argagixisada […]

The post Madaxweynaha Soomaaliya oo kala hadlay Cabdiweli Gaas Xaaladda Dagaalkii Af-urur appeared first on Horseed Media • Somali News • Politics & Opinion.

Read The Rest at horseedmedia.net

Comments

Loading ...