Tartanka Qur’aanka Kariimka oo Garoowe lagu soo xiray, Madaxweynaha Puntland oo ka qaybgalay-SAWIRO

Munaasabad lagu xusaayo tartanka qur’aanka Kariimka ee gobolada Puntland ayaa lagu qabtey caasimadda Puntland ee Garoowe. Tartankan ayaa ah mid sanadkasta la qabto bisha Ramadaan. Xafladdii xiritaanka oo ka dhacdey Masjidka weyn ee Al-Huda ee magaalada waxaa ka qaybgalay Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali, Wasiirka Caddaaladda iyo awqaafta Saalax Xabiib Jaamac waxaana Ardeydii ka qaybqaadatey […]

The post Tartanka Qur’aanka Kariimka oo Garoowe lagu soo xiray, Madaxweynaha Puntland oo ka qaybgalay-SAWIRO appeared first on Horseed Media • Somali News • Politics &...

Read The Rest at horseedmedia.net

Comments

Loading ...