Dowladda Norway oo Aqoonsatay Baasaboorka Diblomaasiga ah ee Soomaaliya

NORWAY(RBC RADIO)Hay’adda  Socdaalka iyo Jinsiyadda Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in dowladda Norway ay aqoonsatay Baasaboorka Diblomaasiga ah ee Soomaaliya.

Agaasimaha Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Dowladda Federaalka Soomaaliya Col.Maxamed Aadan Jimcaale Koofi ayaa sheegay in Dowladda Norway ay si rasmi ah u aqoonsatay Baasaboorka Diblomaasiga ah ee Soomaaliya.

Col.Maxamed Aadan Jimcaale Koofi Agaasimaha Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo wafti uu hogaaminayo ayaa mudooyinkii lasoo dhaafay socdaal ku joogay wadamada Qaaradda...

Read The Rest at raxanreeb.com

Comments

Loading ...