Madaxweyne Farmaajo oo ka dalbaday ururka al-Shabaab inay wada-hadal la furtaan dowladda Soomaaliya

Gaalkacyo (RBC Radio) Madaxweynaha Soomaaliya,Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa u jeediyay ururka al-Shabaab inay wada-hadal la furaan dowladda oo ay hubka dhigan,isagoo marka ka hadlayay shir dib u heshiisiin qaran ah oo u shalay madaxweynaha ku soo xiray magaalada Muqdisho.

Madaxweynaha ayaa kooxda al-Shabaab madaxdooda sare ugu baaqay in aysan Shacabka dilin, hantidoodana bur burin, taa bedelkeed ay dowladda Federaalka wada hadal la galaan.

“Haddii aad la dagaaleysaa dowlad, dowladdaan shacabkaa keenay ee aan wada hadalno, dadkaan haleynina hantidaanna ha burburinna, welina waan ku...

Read The Rest at raxanreeb.com

Comments

Loading ...