Madaxweynaha Puntland oo gaari ku abaal-mariyay ardeygii ku guuleystay tartanka Quraanka Kariim ka ah ee heer Puntland (Sawirro)

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa shalay ka qayb galay gunaanudka tartanka Quraanka Kariim ah ee heer Puntland oo lagu soo xidhay Masjidu Huda ee Magaalada Garoowe.

Munaasimada lagu gudoonsiinayey ardayda kaalmaha hore ka gashay tartanka Quraanka Kariim ka ah Jaa’isooyinka ayaa waxaa madaxweynaha ku wehelinaayey Wasiirka Wasaaradda Cadaalada Saalax Xaabib Jaamac, Guddiga qaban qaabada tartanka, Masuuliyiin ka tirsan goloyaasha dawladda Puntland, saraakiil ka tirsan Madaxtooyada Puntland, mu’asasada Al-minhaaj, waalidiin, arday iyo marti sharaf...

Read The Rest at raxanreeb.com

Comments

Loading ...