Maxaabiista Soomaalida ee ku xiran xabsiyada waddamada Sychelles iyo Maurituis oo dowladda Soomaaliya lugu soo wareejinayo

RW Kheyre iyo dhiggiisa Sychelles

Addis Ababa (RBC Radio) Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya,Xasan Cali Kheyre oo ku sugan magaalada Addis Ababa ayaa la kulmay madaxweyne ku-xigeenka dalka Sychelles iyo ra’iisul wasaaraha Maurituis.

Kulanka ayaa looga hadlay arrimo dhowr ah,balse ra’iisul wasaaraha ayaa sheegay madaxda waddamada inay isla garteen sidii dowladda ay ugu soo wareejin lahaayeen maxaabiista Soomaalida ee xabsiyada dalalkooda ku xiran.

“Waxan ku heshinay dawladda Seychelles in an wada saxiixano heshiis si ay noogu soo wareejiyaan maxabiista Soomaalida ah ee ku xiran wadankoda.”...

Read The Rest at raxanreeb.com

Comments

Loading ...