Madaxweynaha Puntland: “Haddii aan cashuurta la bixin dowladnimo ma jireyso”DAAWO

Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta Jimce ah shir Jaraa’id oku qabtay aqalka Madaxtooyadda magaalada Garoowe. SHirka jaraa’id ayaa Madaxweynuhu uga hadlay cashuuraha laga doonayo in ay muwaadiniinta reer Puntland bixiyaan. Dr. Cabdiweli Gaas ayaa ugu horayn shacabka reer Puntland u sheegay in haddii aan cashuurta la bixinin aanay dawladdnimo jiraynin. “…Waxaan […]

The post Madaxweynaha Puntland: “Haddii aan cashuurta la bixin dowladnimo ma jireyso”DAAWO appeared first on Horseed Media • Somali News • Politics &...

Read The Rest at horseedmedia.net

Comments

Loading ...