Madaxweyne Gaas”Qaar kamid ah ganacsatada Canshuurta waxay Siiyaan Alshabaab(Daawo)

Garowe-(RBC Radio)-Madaxweynaha Dowladda Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas oo maantay shir saxaafadeed ku qabtay Magaalada Garoowe ayaa ka hadlay hanaanka Canshuur qaadista Puntland iyo ahmiyada ay leedahay.

Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa sheegay in dowladnimada ay kamid tahay in bixinta canshuurta waxaana uu tilmaamay in hadii Canshuurta la bixin waayo aysan jiri doonin horumar iyo Nidaam Dowladnimo.

”Waxaan rabaa dadka reer Puntland inaan ku wacyi gelino hadii aan cashuur la bixin in aanay dawladd-nimo jiraynin, majiro aduunka dal dawladd-nimadiisu shaqayso horumar gaadha hadii aan...

Read The Rest at raxanreeb.com

Comments

Loading ...