Bethuel Kiplagat oo Kenya ku geeriyooday, Soomaalida maxay ku xasuusan doontaa?

Bethuel Kiplagat oo kaalin muhiim ah ka soo qaatay wadahadaladii nabadeed ee aakhirkii lagu soo dhisay dowladdii KMG ee C/llaahi Yuusuf hoggaaminayay ayaa ku geeriyooday dalka Kenya. Wuxuu kenya ugu xil saarnaa hanaankii nabadda ee Soomaaliya ee socday sanadihii 2003 – 2005., isagoo sidoo kale ahaa guddoomiyaha guddiga farsamada IGAD u qaabilsanaa shirka dib u heshiisiinta […]
Read The Rest at warfaafiye.net

Comments

Loading ...