Dekedda Muqdisho oo maanta la keenay qalab lugu horumarinayo shaqada ay dekeddu qabato

Muqdisho (RBC Radio) Dekedda ku taalla caasimadda Muqdisho ayaa hadda la doonayo shaqada ay hadda qabato mid ka badan inay soo bandhigto,markii maanta la soo qarsiiyey Muqdisho qalab loogu tala-galay dekedda kaasi oo isugu jira qalabka raridda iyo dejinta.

Wasiirka Dekedaha Soomaaliya,Maryan Aweys oo warbaahinta kula hadashay gudaha Dekadda ayaa waxaa ay sheegtay qalabkan uu muhiim u ahaa Dekadda, wax badan uu ka tari doono,iyadoo inta ku dartay in ay aheyd qalabkan in mar hore la keeno, laakiin howlo badan oo jiray awgeed ay dib u dhaceen, balse wixii hada ka dambeeya lagu fududeyn doono...

Read The Rest at raxanreeb.com

Comments

Loading ...