SAWIRRO: Dekadda Muqdisho oo heshay qalab cusub oo baahi weyn loo qabay

Shirkadda Al-bayrak ayaa maanta Dowladda Soomaaliya ku wareejisay qalab loogu tala galay Dekeda Muqdisho, kaasi oo isugu jira qalabka rarida iyo dejinta. Qalabkan oo si gaar ah loogu wareejiyay Wasiirka Dekadaha Soomaaliya Maryan Aweys ayaa isugu jira Wiishas, agab lagu qaado xamuulka, Cagaf-cagaf iyo qalab kale. Wasiirka Dekadaha Soomaaliya Maryan Aweys oo warbaahinta kula hadashay […]
Read The Rest at warfaafiye.net

Comments

Loading ...