Suxufi Cumar Dheere Yuu u Xiran Yahay?

Fiidnimadii Axadda waxaa caasimadda Puntland ee Garoowe lagu xiray Suxufi Cumar Siciid Maxamed (Cumar Dheere) oo ka mid ahaa hawlwadeenada Telefishanka Somali Cable iyo weliba Horseed Media. Cumar Dheere xilliga la xiraayey waxaa la socdey Suxufi kale oo caan ah, ma jirin waaran Maxkamadeed oo la tusey iyo dacwad ka dhan ah oo loo haysto […]

The post Suxufi Cumar Dheere Yuu u Xiran Yahay? appeared first on Horseed Media • Somali News • Politics & Opinion.

Read The Rest at horseedmedia.net

Comments

Loading ...