Madaxweyne Farmaajo oo amrey howlgal qorsheysan oo lugu dilay sarkaal ka tirsan al-Shabaab

Muqdisho (RBC Radio)  Madaxweynaha dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullahi Maxamed (Farmajo) ayaa amray howlgal qorsheysan oo  laga  fuliyey deegaan ku yaalla dulleedka magaalada Muqdisho oo lugu magacaabo  ShaashWeyn, halkaas oo lagu dilay sarkaal sare oo ka tirsan al-Shabaab,sida ku cad war-saxaafadeed ka soo baxay wasaaradda warfaafinta oo Raxanreeb la soo garsiiyay.

“Horjoogahan kooxda argagaxisada ka tirsan ayaa mas’uul ka ahaa qorsheyaasha lagu fulinayey qaraxyada iyo dilalka qorsheysan eek a dhacayey Muqdisho oo lagu dilay dad shacab ah oo aan...

Read The Rest at raxanreeb.com

Comments

Loading ...