Horyaalka Ingiriiska ee Xillia Ciyaareedkan oo Caawa Furmaya

Horyaalka Ingiriiska ee Premier League ayaa ee xilli ciyaareedkan 2017-2018 ayaa caawa fiidkii si rasmi ah daaha looga rogi doonaa. Ciyaarta ugu horeysa ee sanadkaan, ayaa waxaa lagu furi doonaa kooxaha Arsenal iyo Leicester City, waxana ay ka dhici doontaa garoonka Emirates Stadium ee magaalada London. Laacibiinta cusub ee Arsenal ee kala ah Alexandre Lacazette iyo Sead Kolasinac ayaa laga yaabaa in ay saftaan kulankoodi ugu horeeyey ee horyaalka Ingiriiska, laakin waxaanan safan karin weeraryahan Alexis Sanchez oo xanuunsan iyo Laurent Koscielny oo ganaaxan. Dhinaca Leicester...
Read The Rest at voasomali.com

Comments

Loading ...