Trump oo ka fekeraya in uu tallaabo milteri ka qaado dalka Venezuela

Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa sheegay in aanu meesha ka saareyn in ay farogelin Milteri ku sameeyaan Venezuela, kadib markii xaaladiisa siyaasadeed noqotey mid degi weydey. Trump oo ka hadley xaaladda dalalka Koonfurta Ameerika maalintii Jimacada ayaa sheegay in Maraykanku haysto talooyin badan oo la xiriira Venezuela, mid kamid ah talooyinkaasna uu yahay in ay […]

The post Trump oo ka fekeraya in uu tallaabo milteri ka qaado dalka Venezuela appeared first on Horseed Media • Somali News • Politics & Opinion.

Read The Rest at horseedmedia.net

Comments

Loading ...