Kenya: Xiisado ka Dhashey Guushii Uhuru Kenyatta kadib

Kadib markii habeenkii xalay guddiga doorashada kenya si rasmi ah ugu dhawaaqeen in Uhuru Kenyatta si rasmi ah ugu guuleystey doorashadii Madaxweynaha kenya ayaa waxaa ka dhashey xiisad iyo rabshado sababey dhaawac iyo burbur hantiyeed. Rasaas ayaa laga maqlay xaafadda isku raranta ee Kibera ee caasimadda Nairobi oo ay u badan yihiin dadka fakhriga ah […]

The post Kenya: Xiisado ka Dhashey Guushii Uhuru Kenyatta kadib appeared first on Horseed Media • Somali News • Politics & Opinion.

Read The Rest at horseedmedia.net

Comments

Loading ...