Suxufi Cumar Dheere oo Maxkamada Gobolka Nugaal Damiin Ku Siideysey

Suxufi Cumar Siciid Maxamed (Cumar Dheere) ayaa maxkmadda gobolka Nugaal maanta ku siideysey damaanad kadib markii ay caddaatey in muddo 6 maalmood ah uu u xirnaa isaga oo aan la dacweyn maxkamadna aysan xukumin. Qaar kamid ah Suxufiyiinta Puntland iyo ururkooda MAP ayaa dacwad u gudbiyey Maxkamadda in Suxufi Cumar Dheere iska xiran yahay taas […]

The post Suxufi Cumar Dheere oo Maxkamada Gobolka Nugaal Damiin Ku Siideysey appeared first on Horseed Media • Somali News • Politics & Opinion.

Read The Rest at horseedmedia.net

Comments

Loading ...