Ciidamada Koonfur Galbeed iyo maleeshiyada Mukhtaar Roobow oo iska difaacay weerar Al-Shabaab ay soo qaaday

Muqdisho (RBC Radio) Wararka ka imaanaya gobolka Bakool ayaa sheegaya in ciidan gurmad ah oo ay direen masuuliyiinta maamulka Koonfur Galbeed iyo maleeshiyada Mukhtaar Roobow ay ku sugan yihiin deegaanka Abal oo ka tirsan gobolka Bakool kadib markii dagaal culus maalmihii la soo dhaafay uu ka dhacay deegaankaasi.

Dagaalka ayaa u dhexeeyay maleeshiyaadka Al-Shabaab oo weerar ku soo qaaday deegaanka Abal ee gobolka Bakool, halkaasoo mudo dheer ay ku dhuumanayeen Mukhtaar Roobow iyo maleeshiyaad ku heyb ah.

Al-Shabaab ayaa weerar culus ku qaaday Mukhtaar Roobow iyo maleeshiyadiisa kadib...

Read The Rest at raxanreeb.com

Comments

Loading ...