Wasiirkii hore ee Amniga Puntland oo sheegay in 47 Ruux oo Alshabaab ah ay ku jiraan xabsiyada Puntland(Dhegeyso)

Garowe-(RBC Radio)-Wasiirka Amniga Dowladda Puntland Cabdulaahi Yuusuf Dowlad iyo wasiirkii hore ee wasaaraddaas Cabdi Xirsi Cali Qarjab ayaa maanta xilka kula kala wareegay xarunta Wasaaradada amniga ee magaalada Garoowe.

Munaasabada xil wareejin oo ka dhacday xarunta wasaaradda ayaa waxaa kasoo qaybgalay wasiiradda xilka la kala wareegayey,shaqaalaha wasaaradda iyo qaar kamid ah wasiiradda Puntland.

Wasiirkii hore ee wasaaradda amniga Puntland Cabdi Xirsi Cali Qarjab oo warbixin guud ka bixiyey wasaaradda iyo amniga Puntland ayaa sheegay in amaanka deegaanada Puntland uu yahay mid sugan...

Read The Rest at raxanreeb.com

Comments

Loading ...