SAWIRRO: Haweeney gacan go’an oo nimanka u dhareerayaan

Haweeney gacan go’an ayaa sawirkeeda soo dhigta barta leysku shukaansado ee Tinder. Joker Lauren oo u dhalatay dalka Mareykanka ayaa shaqadeeda ku tilmaamtay ‘Arms Dealer’, qof gacmaha ka baayac mushtarta. Joker ayaa isku qiimeysay sidan, Quruxda ’10/10′, jismiga ‘9/10′, dabeecada ’20/10’, gacmaha ‘1/2’.Niman aad u fara badan ayaa gabadhan qoraalo usoo qoray oo raba iney […]
Read The Rest at warfaafiye.net

Comments

Loading ...