Yaa la dejin doonaa goobihii laga saaray masuuliyiinta ee Madaxtooyada Somalia-xog cusub

Agaasimaha guud ee xafiiska madaxtooyada Somalia oo dhawaan ku amray madaxda iyo hay’addaha dhex degan xarunta madaxtooyada ayaa kasoo baxaysa xog ku saabsan cidda la dejin doono marka ay mas’uuliyiinta laga wada saaro Villa Somalia. Xogta cusub ee aan helnay ayaa sheegaysa in la dejin doono xarunta madaxtooyada hay’adda sirdoonka Qadar. Hay’adda sirdoonka qaranka Qadar […]
Read The Rest at warfaafiye.net

Comments

Loading ...