SAWIRRO: 11 qof oo booliska Kenya dileen kadib guushii Uhuru Kenyatta

Ciidamada booliska dalka kenya ayaa toogasho ku dilay 11 qof oo ku sugnaa goobo rabshado ka dhaceen oo looga soo horjeeday guushii madaxweynaha xilka haaya ee mar kale guuleystay Mr. Uhuru Kenyatta. Taageerayaasha murashaxii laga guuleystay Raila Odinga ayaa magaalooyinka iyo xaafadaha ay ku badan yihiin ka dhigeen dibadbaxyo rabshado wato oo lagu diidan yahay […]
Read The Rest at warfaafiye.net

Comments

Loading ...